Axmed Madoobe oo maalmo kadib ku laabtay Kismaayo laguna soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland kadib safar shaqo oo maalmahii lasoo dhaafay uu ku joogay Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.   Madaxweynaha ayaa Muqdisho kaga qeybgalay shirka madasha wadatashiga qaran ee arimaha Doorashooyinka kaas oo lagu gaaray go’aamo wax … Continue reading Axmed Madoobe oo maalmo kadib ku laabtay Kismaayo laguna soo dhaweeyay (Sawirro)